Search Ethnomed:

   

Waa maxay macnaha baaritaanka dhiigeyga?

Creatinine: Kariyaatiniin waa sheey dhiiga ku jira kaas wuxuu ka dhacaa oo ka yimaadaa burburitaan cuntada nacfiga leh. Heerka kariyaatiniin ee jirka ku jira waa tilmaamaha muruqyada buuxa ee jirka. Heerarka hoose wuxuu sababi karaa qaadashada nacfiga oo hooseeya, cudurka beerka, kelida oo dhaawac gaaro ama uurka. Heerarka sare inta badan wuxuu sababaa kelida oo dhaawac gaaro iyo inay u baahato in si taxadar ah loola socdo.

Caddadda dhiiga la qaado = 4 miliiliiter (in ka yar 1 macalgadda-shaaha).


Creatinine: Creatinine is a product in the blood that occurs from protein breaking down. The level of creatinine in the body is an indicator of the body's muscle mass. Low levels may be due to low protein intake, liver disease, kidney damage or pregnancy. Elevated levels are generally due to kidney damage and need to be monitored carefully.

Amount of blood drawn = 4 milliliters (less than 1 teaspoon).





Developed and translated by Community House Calls Program, Harborview Medical Center/Univ of WA, Seattle WA, for EthnoMed, December 2004.


© 1995-2008; University of Washington
Harborview Medical Center
Comments

ethnomed.org