![]() |
|
Waa maxay macnaha baaritaanka dhiigeyga?
Unugyada Dhiiga Gaduudan (Hemoglobin): Unugyada dhiiga gaduudan waxay qaadaan oksijiinka iyo kaarboonka dhiiga ku jira. Heerka hoose ee unugyada dhiiga gaduudan waxaa xaqiijinaaya joogitaanka aniimiya ama cuntada iyo nafaqada oo liidato.
Caddadda dhiiga la qaado = 3 miliiliiter (in ka yar 1 macalgadda-shaaha).
Hemoglobin: hemoglobin transports oxygen and carbon in the blood. Low hemoglobin levels indicate the presence of anemia or poor diet and nutrition.
Amount of blood drawn = 3 milliliters (less than 1 teaspoon).
Developed and translated by Community House Calls Program, Harborview Medical Center/Univ of WA, Seattle WA, for EthnoMed, December 2004.