![]() |
|
Waa maxay macnaha baaritaanka dhiigeyga?
Unugyada Dhiiga Cad (WBC):
Tirada dhiiga cad wuxuu cabiraa isugeynta nambarka ee unugyada dhiiga cad oo loo hibeeyay caddad dhiig ah. Maxaa yeelay unugyada dhiiga cad waxay dilaan bakteeriyada, tiradaan waa qiyaasta jirka sida uu ogu jaab celinaayo cudurka dhaliya jeermiga.
Caddada dhiiga la qaado = 3 miliiliitar (in ka yar 1 macalgadda-shaaha).
White blood cells (WBC): white blood count measures the total number of white blood cells in a given volume of blood. Because white blood cells kill bacteria, this count is a measure of the body's response to infection.
Amount of blood drawn = 3 milliliters (less than 1 teaspoon).
Developed and translated by Community House Calls Program, Harborview Medical Center/Univ of WA, Seattle WA, for EthnoMed, December 2004.